Home » Archives by category » xulashada

RAMADAAN: Fursad aad Caado Xunna isaga Goyn Kartid, Mid Wanaagsanna ku Samaysan Kartid W/Q Mubaarig Hadi

Haddaanay dhammaantayo ba ahayn, in badan oo innaga mid ah waxaynu leennahay caadooyin xun-xun (Bad habits) oo wanaagga iyo horumarkaba innaga hor taagan. Qaybtood innaga uun baa og oo ay innagu kooban yihiin, qaarkood na waa nalala og yahay, mararka qaarna waaba nalugu xantaa yaynaan ogaan be’e. Caadooyinkaa aan wanaagsanayn ee samaha iyo sareedada innaga […]


Waxa Heesta ku luuqaynaya Fanaaniinta Xidigaha Geeska ee Cabdi Hani iyo Yurub Geenyo. Midhaha heestan iska leh CabdiIsmaaciil (Qase), Laxankana Maxamed Siciid (BK), halka uu muusigana tumaayo Furinle. Share This:


Continue reading …

AFEEF qormooyinkii taxanaha ahaa Cilmiga Xadiiska waxa inaga so dhex galay qormadan kadiska ah, sida ajligeed todobaadkanna way inaga yar hakan doonta, sidoo kale waxa aan kula talin lahaa akhristaha ku arka qormadan jar’aadidka inu xifdiyo maadama uu ku yaalaan qayb ka mid ah aayaadka Qur’aanka Kariimka ahii. In muddo ahba waxa uu ku socday […]


Continue reading …

Share This:


Continue reading …

Dumar badan ayuu saameeyay duullaanka maskaxeed ee lagu hayo gabdhaha muslimaadka ah, tafahana looga bixiyay hardanka iyo tartanka ka dhexeeya labada jinsi ee labka iyo dheddiga ee dhulalka Gaallada. Qaar badan ayaa looga yidhi in shaqada Islaamku siiyay haweenayda ee u qoondeeyay tahay dib-dhac iyo arrin ay tahay in laga xoroobo. Iyadoo, sida taariikhdu qorayso, […]


Continue reading …

Waxa turjumay: Cabdillaahi Beershiya Qaybtii 3aad Bilawgii Sheekada Bill Gate Safarkii Bill Gates iyo Microsoft ku noqdeen xiddiggaha   Markii ay ku mashquulsanayd shirkadda IBM iney barnaamij ay leedahay u hesho kombuyuutarka ay sameysay ayey codsi shirkadda Microsoft, iyaga oo ka dalbaday iney barnaamij u sameeyaan. Haseyeeshee, Gates awood umuu yeelan in uu diyaariyo barnaamij […]


Continue reading …

Hargeisa(MK)-Waxa markii ugu horeysya waadh lagu daryeelo helay dadka qabatimay xanuunka TB-da ,wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa xadhiga ka jaray xaruntan cusub ee lagu daawayn doono dadka la qabatimay xanuunka TB-da .Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglotiisiye oo xaruntaasi furey ayaa sheegay inay heli doonaan meel lagu daryeelo dadka qabatimay xanuunka TB-da Maankaab/Hargeisa Maankaab1@gmail.com Share This:


Continue reading …

New York (MNK/W.Wararka)- Muuqaalka wejigaagu wuxuu saameeyaa fikirka dadka kale ka qaataan, kuwaasoo ka go’aan gaadha marka ay ku arkeen sida shaqsiyadadadu tahay sida lagu ogaaday cilmi-baadhis cusub oo ay soo saareen khubaro ka u dhashay dalka Ingiriiska, kana tirsan Jaamacadda New York. Daraasad tan ka horreysay ayaa lagu tilmaamay in dadka wejiyadoodu sida V […]


Continue reading …

Wasiir Xaglo-toosiye oo mamnuucay baahinta xayeysiisyo caafimaad oo aan la soo marin wasaaraddiisa  Hargeysa (MK)- Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay wareegto lagu mamnuucay in dhammaanba hay’adaha warbaahinta iyo isgaadhsiintu baahiyaan farriimo caafimaad oo aan wasaaraddiisa la soo marin. Wareegto uu saaray Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) Dhammaadkii toddobaadkii hore, laguna socodsiiyey […]


Continue reading …