Home » Archives by category » Waxbarasho

Wasiirka Waxbarashada oo Amar ku Bixiyey in Imtixaanka loo Diido Ardayda aan Haysan Warqadda Codbixiyaha

Hargeysa (MK)- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere), ayaa amar buuxa ku bixiyey in ardayda qaan-gaadhka ah ee dugsiyada hoose, dhexe, sare iyo jaamacadaha lagu xidho imtixaankooda diiwaangelinta codbixiyeyaasha, isla markaana aan imtixaanka loo oggolaan arday aan haysan kaadhka codaynta. Wasiir Habbane oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa […]


Hargeysa (MK)- Maamulka Sare ee Jaamacada Hargeysa, ayaa ku dhawaaqay in wax-ka-beddel lagu sameeyey shahaadadii hore ee Jaamacadu bixin jirtay, iyadoo la sameeyey mid cusub oo muqaal cusub yeelan doonto. Guddoomiye-ku-xigeenka Akadamiga iyo Cilmi-baadhista Jaamacada Hargeysa Siciid Maxamed Jibriil oo ka hadlay xaflad loo qabtay soo bandhiga shahaadadan cusub, ayaa sheegay in dhawrkii bilood ee […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin culus u dirtay dugsiga la yidhaah Nile Academy oo laga leeyahay dalka Turkiga, kaasoo xarun waxbarasho ku leh caasimadda Hargeysa. Qoraal uu ku saxeexan yahay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Md. Cismaan Yuusuf Garas oo lagu socodsiiyey Dugsiga Nile Acedemy, lana ogaysiiyey […]


Continue reading …

Burco (MK)- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa sheegay in ay albaabada u laabayaan Jaamacadaha buuxin waaya shuruudo ay ku eegayaan tayada Jaamacadaha dalka. Wasiir Habbane oo  kormeer shaqo ku jooga Gobolka Togdheer, ayaa sheegay in Jaamacaduhu ay noqdeen goobo ganacsi, isla markaana aanay tayadoodu aad u liidato.  Wasiirka […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbaane, ayaa la kulmay 40 aqoonyahan oo ku hawlan dejinta manaajka dugsiga sare ee Somaliland, kuwaasoo ku hawlan sidii ay u soo saari lahaayeen manhaj lagu midaysan yahay. Kulanka aqoonyahannada iyo wasiirku wada yeesheen oo saaka ka qabsoomay Xarunta Manaahijta ee magaalada Hargeysa waxa […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)-Dugsiga hoyga ah ee SOS Herman Gmeinar Sheikh Secondary School, kuna yaal degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, ayaa ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee dugsiyada sare oo ay bixiso Hay’adda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee la yidhaah Zayed Future Energy Prize ee sannadkan 2016. Guddiga qiimaynta Dugsiyada Sare ee caalamka ayaa soo reebay […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa sheegay in Midawga Yurub hor taagan yahay soo bixitaanka man-hajka waxbarashada dugsiyada dalka. Wasiiirka oo ka hadlay kulan uu la yeeshay maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay shalay, ayaa tilmaamay in EU-du doonayso in man-hajka Soomaaliya iyo Somaliland mar wada daabacdo. “Buuggaag […]


Continue reading …

Hargeysa (Jam)- Wasiirka Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere), ayaa sheegay hadda gacanta lagu hayo diyaarinta siyaasadda waxbarashada iyo man-hajka qaranka oo mustaqbalka dhow lagu shaqayn doono haddii Ilaahay yidhaa. Wasiir Cabdillaahi-dheere oo hadal ka jeediyey kulan masuuliyiinta Wasaaraddiisu la yeesheen mulkiilayaasha iyo maamulayaasha dugsiyada sare ee gaarka loo leeyahay shalay, waxa uu […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarsahada Somaliland Mr. Abiib Axmed Cali, ayaa daboolka ka qaaday inay Arbacada maanta ka bilaaban doonto carwo waxbarasho ay ka qaybgeli doonaan dhammaan jaamacadaha waddanka iyo ardayda diyaarka u ah inay jaamacadaha galaan sannadkan. “Waxaan halkan ka shaacinaynaa in berri [maanta] dalka ka bilaabmi doonto carwo waxbarasho ay […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa ku dhawaaqday imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2014-2015 ee fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe iyo fasalada 4aad ee dugsiyada sare. Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo shir jaraa’id xafiiska Guddida Imtixanaadka ku qabtay shalay, ayaa si rasmi ah u shaaciyey imtixaanaadka shahaadiga ah oo sannadkan ay ka qallin-jebiyeen 23 kun […]


Continue reading …
Page 1 of 212