Home » Archives by category » Qoyska iyo Nolosha

Hargeysa: 25 Hablood oo Dhammaystay Duruus ku Saabsan Arrimaha Qoyska

Hargeysa (Jam) Arday tiradoodu dhan tahay 25 hablood, ayaa markii ugu horraysay ka qallin-jebiyey culuumta arrimaha qoyska oo ay ka baranaayeen dugsiga Qoys-kaab oo dhawaan laga aasaasay Somaliland. Xaflada qallin –jebinta hablahan ayaa lagu qabtay hudheelka Mansoor habeennimadii Sabtida, isla markaana ay ka qaybgaleen Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale, masuuliyiin, dhallinyaro iyo marti […]


New York (MK)- Warbixin Hay’adda caalamiga ah ee Save the Children ka soo saartay qiimeyn ay ku sameysay xaaladaha nolosha hooyooyinka dunida, ayaa lagu sheegay  in Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ee 179aad kaga jiro dalalka adduunka ee hooyo ku nooshahay. Sidoo kale, warbixintan waxa lagu sheegtay in Norway yahay dalka ugu wanaagsan ee hooyo ku […]


Continue reading …

Waxa Turjumay: Ibraahim Khadar Siciid Qaybta 4aad Namibia Qoomiyada Himda oo ah ta ugu caansan dalka Namibia waxa caado ah in ninku soo afduubo gabadha uu guursanaayo ka hor inta aan la qaban xafladda aqalgalkooda, kadibna uu ugu labiso saan amma harag loogu talagalay aroosyadooda oo aad loo sharaxay. Marka dabaal dega aqalgalkeeda loo qabto […]


Continue reading …

  Waxa Turjumay: Ibraahim Khadar Siciid Qaybta 3aad Kenya Qoomiyada Massia oo ku dhaqan dalka Kenya waxa lagu yaqaan in haweenka la siiyo nin aanay aqoon u lahay oo aad uga da’ weyn. Gabadha marka la aroosanaayo waxa loo soo xidhaa dharkeeda ugu quruxda adan iyo dahab waxa ay hayato kuwa ugu qaalian. Inta xafladda […]


Continue reading …

Qaar ka Mid ah Caaddooyinka Guur ee Qaarada Afrika Waxa Turjumay: Ibraahim Khadar Siciid Qaybta 1aad  Qormadeenan oo noqon doonta taxane Maankaab si joogto ah ugu soo bixi doona waxaynu ku soo qaadan doona qaar ka mid ah guur dhaqameedada Qaarada Afrika sida Somalida, Itoobiya, Kenya, Ghana, Nigeria, Niger, Suudaan iyo qoomiyado badan oo qarada […]


Continue reading …

Dhisidda qoys xooggan oo farxad leh, waa riyo uu ku riyoodo qof kasta oo adduunkan ku uuman inuu gaadho, kaasoo doonaya inuu qoys fiican yagleelo, haddii qof kastaaba leeyahay hadaf, isla markaana ku doonayo inuu ku abuuro qoys fiican oo xidhiidh wanaagsan ka dhexeeyo, waxa waajib ku ah inaanu hilmaamin inay barbar socoto in uu […]


Continue reading …

Lamaane kasta oo meel kuwada nool waxay u baahan yihiin in ay farxad ku wada noolaadan, isla markaana ay ku wada joogaan rayn rayn iyo nolol qiimo badan. Haddaba arrintan, ayaa waxa looga baahan yahay inuu ninka reerka madaxda ka ahi abuuro si uu xaaskiisa qalbigeeda u hanto, isla markaana ay u faraxdo oo ay […]


Continue reading …

Somalidu meel kasta oo ay joogto aad ayey u tixgelisaa haweenka, sanadka ay gabadho badani dhashaan waxay ku tilmaami jireen in uu yahay sanad barwaaqo, halka sanadka ay wiilal badani dhashaana ay odhan jireen waa sanad kulul. Hdd, Somalidu saadaasha noocaasi ah waxay ku salayn jireen beer nugaylka haweenka, inantu markay dhalato ee ay korto […]


Continue reading …

W/Q: Ibraahim Khadar Siciid, (ibraahimkhs@hotmail.com) Waalidnimadu kama bilaabanto ilmaha, sababta waxay dib ugu noqota habka aad ugu doorato aabbaha amma hooyada ilmaha masuuliyadiisa qaadi lahaa. Waxaanay carruurtu racaan, kana ficil qataan dhammaan wax kasta oo waalidkood guriga ku sameeyo. Waa waalidka qofka ubadka ka dhiga inuu noqdo Majoosi, Kiristaan amma Muslim. Wiilku waxa uu masaajidka […]


Continue reading …

W/Q: Ibraahim Khadar Siciid, (ibraahimkhs@hotmail.com) Bani’aadamku waxa uu ka kooban yahay laba shay oo ah ruux iyo jidh, labadooduna waa isu muhiim, sababtoo ah jidhku amma qolafku waa ka haya ruuxda, ruuxda waa ka ka masuulka ah dhammaan camalada iyo ficilada uu qofku samaynaayo. Ka sii muhiimka ahna waa ruuxda. Bani’aadamku wuxuu ku dedaala inuu  […]


Continue reading …
Page 1 of 212