Home » Archives by category » Garsoorka & Sharciga

Hargeysa: Tababar ku Saabsan Caqabadaha Haysta in Caddaalad loo Siman Yahay Laga Helo Hay’adaha Garsoorka

Hargeysa (MK)-  Xarunta Adeegga Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa qabatay tababar la xidhiidha wacyigelinta waxyaabaha caqabadaha ah sidii loo heli lahaa adeegyada caddaaladda dadka muwaadiniinta ah. Tababarka wacyigalinta ah oo socday muddo laba maalmood ah, laguna qabtay hudheelka Imperial ee magaalada Hargeysa, waxa loo qabtay garsoore-yaal, booliis, xeer-ilaalin, ciidanka asluubta, ciidanka baadhista danbiyada, qareenno iyo […]


Hargeysa (MK)- Maxkamadda Degmada Hargeysa, ayaa xukunno iyo ganaax kala duwan ku riday afar nin oo lagu helay dambiyo ah in ay dad Itoobiyaan ah tahriibintooda ganacsadeen. Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Beer-geel) oo xukunkan ku dhawaaqay ayaa sheegay in Cabdillaahi Cabdi iyo Daahir Jun-juus oo ahaa mulkiilayaal gawaadhi Noha ah lagu qabtay […]


Continue reading …

“Marka waxa aanu abuurnay guddi labada dhinac ah oo haddii ay dawladaha hoose jiraan dad sharcigii ku xad-gudbaaya amma khiyaamo ha sameeyaan in garsoorku diyaar u yahay  inuu tallaabo ka qaado” Guddoomiyaha Maxkamada Sare Prof. Aadan Xaaji Cali Hargeysa (MK)- Bahda Garsoorka iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa kulan lagaga arrinsanaayey dhibaatooyinka dacwadaha dhulka ka […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa soo afjaray dhul lagu muransanaa lahaanshihiisa oo dacwaddiisu socotay muddo ka badan 20 sanno. Dhulkan oo ku yaal deegaanka dhanka woqooyi ee magaalada Hargeysa oo cabbirkiisu dhan yahay 200 miter, kuna muransanaayeen laba qoys, isla markaana xal loo la’aa muddadaasi dheer. […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo xukunno ku riday 20 darawal oo dalka soo geliyey tahriibayaal Itoobiyaan ah. Halkan ka daawo Maxkamada oo xukunkaas ku dhawaaqaysa Xafiiska Maankaab/Hargeysa Maabkaab@gmail.com   Share This:


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Maxkamadda Degmada Hargeysa, ayaa xukun isugu jira xadhig iyo ganaax ku riday laba nin oo u dhashay Bakistaan oo lagu helay dambi ah khalkhalin diimeed iyo in ay Hargeysa ku dhex faafinaayeen caqiidada Shiicada, waxaana lagu xukumay min hal sanno oo xadhig ah iyo saddex milya oo Somaliland shilling ah. Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada […]


Continue reading …

Hargeysa – (MK) – Guddida Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland ayaa maanta sameeyey isku shaandhayn ballaadhan, waxaanay magacaabis, xilka qaadis iyo isku badal ku sameeyey qaar ka mid ah Garsoorayaasha iyo Xeer-Ilaaliyayaasha Qaranka ee goboladda Awdal, Togdheer, Sanaag, Sool, Saaxil iyo Maroodi-jeex. Go’aankan isku shaandhaynta ah ee ka soo baxay Guddida Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland oo […]


Continue reading …

Boorame (MK)- Maxkamadda Gobolka Awdal iyo Salel, ayaa toban qof oo lagu helay fal dambiyeed kufsi ah qofkiiba ku xukuntay 15 sanno oo xadhidg ah. 10 qof ee xukunkan adag lagu riday ayaa fal dambiyeedka kufsiga ah ku gaystay magaalada Lawyo-caddo oo ku taala xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti. Maxkamadda ayaa sheegtay in dambiga […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa xukun u riday laba nin oo lagu helay makhaati beenalayaal. Garsoore Khaalid Cabdi Shiil, ayaa sheegay in xukunkan uu yahay mid ku cusub makxamadaha Somaliland. Haddaba, halkan ka daawo: Share This:


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xasan Axmed Aadan, ayaa caddeeyey in falalka kufsigu kor u kaceen muddooyinkii u dambeeyey dalka, isagoo soo bandhigay qaabka loola dagaallami karo arrintaas. Xeer-ilaaliye Xasan oo ka mid ah wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo kormeer ku maraya degaannada bariga Somaliland, isla markaana […]


Continue reading …
Page 1 of 41234