Home » Archives by category » Gargaarka Bani’aadamnimo

“Waxba Ma Haysto,” ayey Tidhi Hooyo Gebi ahaan Qoyskeedii ku Wayday Baadi-goob Cunto iyo Biyo

Kadib, markii Hooyo Suray Mohamed ka tegtay tuuladay ku noolayd si ay u raadsato cunto iyo biyo muddo toddobaado ka hor ah, waqtigaas oo ay ahayd hooyo toddoba carruur ah iyo saygeedii la nool, balse markii ay gaadhay magaalada Baydhabo ee dalka Soomaaliya waxa ay noqotay goblin ubad iyo saygeediiba kaga geeriyoodeen intay jidka ku […]


Imagine a Mother and Her 7 Children go without food for a days.  Hargeisa- Sahra Hassan Abdillah is mother of 7 children.  They didn’t eat a food or get clean water in the last days of this week.  Sahra is quite simply too poor to feed her children properly. They live in a Sheekh Omar […]


Continue reading …

“Waxa iga geeriyooday xaaskii iyo ilmihii ay dhashay oo u dhintay caafimaad-darro iyo harraad” Aabbo Jaamac Siciid Nuur Burco (MK)- Hooyo umul ah iyo ilmihii ay dhashay, ayaa la sheegay inay ugu geeriyoodeen silic ay sababtay xaaladda abaartu deegaan ku dhaw magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Deegaanka tuulada Ceesha oo qiyaastii tobaneeyo Kilomiter dhanka […]


Continue reading …

Ugu yaraan 6 milyan oo carruurta Itoobiya ah, ayaa ay soo wajahday cunto yaraan aad u daran, kadib markii ay ku dhufatay dalkaas abaartii ugu xumayd ee muddo 50 sanno kadib haleesha. Hay’adaha gargaarka sida Save the Children, ayaa maanta  soo saaray in ay kordhayso tirada dadka Itoobiyaanka ah ee cunto yaraanto soo food saartay, […]


Continue reading …

  Hargeysa (MK)- Maamulka Gabilay, ayaa deeq isugu jirta raashin, daawooyin iyo gargaar caafimaad gaadhsiiyey 500 qoys oo abaartu ku haleeshay degaannada Gabilay hoos yimaada. Warkan halkan ka daawo: Share This:


Continue reading …

Halkan ka daawo warbixin abaaraha laga diyaariyey oo aad u qiiro badan, isla markaana muujisay xaalada adag ee ay ku sugan yihiin dadka abaaruhu Galbeedka ku haleeleen: Share This:


Continue reading …

  ‘Dadka oo baabuurta jidadka Marayska biyo iyo cunto waydiista, xoolaha oo leeday iyo gargaar aan gaadhin meelaha ugu daran oo Saylac iyo Lughaya hoos yimaada’ Waxa ay ahayd abbaaro 7:53 Subaxnimo markii aan safar shaqo uga baxnay magaalada Hargeysa, kaasoo ku eekaa Degmada Saylac ee Gobolka Salel, waxaannu qaadnay jidka Galbeedka Hargeysa ee dawga […]


Continue reading …

Addis Ababa (MK)- Qaramada Midoobay, ayaa sheegay in dalka Itoobiya ay haleeshay abaartii ugu xumayd ee muddo 30 sanno ah hesha, taasoo saamaysay 400,000 carruur ah oo ay soo wajahday nafaqo darro, halka 10 milyan oo qofna ay cunto deg deg ah in lala gaadho u baahan yihiin. Waxa Qaramada Midoobay soo jeediyeen in $50 […]


Continue reading …

Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qoys reer Somaliland ah oo la ii keenay oo deggan xaafadda baro-kacayaasha ee koonfurta magaalada Hargeysa. Waa qoys xaaladoodu aad u cakiran tahay, waxay ka kooban yihiin aabbe Yuusuf Aadan Cali, hooyo Faadumo Siciid Jaamac iyo shan carruur ah oo wada naafo ah, waliba dhammaan carruurtu way wada suuxaan. Waana […]


Continue reading …

Dad ka Badan 240,000 (Laba boql iyo afartan kun) qof oo ku nool Somaliland, ayaan waqtigan haysan cunto ku filan, kadib markii ay abaaro xun iyo roob yaraan ku dhufteen degaanno badan sida hay’ada Save the Children sheegtay. Hay’adda Save the Children oo inta badan carruurta caawisa isla markaana ceelan u dhista dadka dan yarta […]


Continue reading …
Page 1 of 3123