Home » Archives by category » Ganacsiga & Dhaqaalaha

Dahabshiil Bank Oo Bilaabey Bixinta Mashaariic Lagu Kaabayo Ganaacsatada Yar yar Ee Reer Somaliland 

Hargeysa(MK)Shirkada dahabshiil group ayaa waxaa ay bilowdey mashaariic ay ku kaabeyso dadka rer Somaliland ee raba in ay abuuraan ganacsiyada yar yar.   Shirkadan oo ka mid aheyd shirkado maanta ka soo qeyb galay carwo laga furay maagalada hargeysa ayaa waxaa ay madasha carwadaasi ku cadeysay in shirkada dahabshiil ay bilowdey mashriicdaasi isla markaana ay […]


Hargeisa(MK)Shirkadda Somcable oo ah shirkada keliya ee bixisa adeega internetka ee lo yaqaano (FIBER – Optic) waxaa ay qeyb weyn ka ciyaartay shaqaaleysiinta iyo horumarinta dhalinyarda reer Somaliland. Shirkadan oo aan wali si rasmi ah xadhiga looga jarin ayaa hadana kaalinta ay ka qaadatay shaqaleysiinta dhalinyaradu ay tahay mid aad muhiim u ah isla markaana […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Shirkad ka shaqaynaysa arrimaha caymiska oo la yidhaa TAKAFUL, ayaa markii ugu horreysay lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Xafladda loo sameeyey daah-furka shirkaddan TAKAFUL oo lagu qabtay huteelka Maansoor toddobaadkan, waxa ka qaybgalay masuuliyiin isugu jira wasiirro, xildhibaanno, madax ka tirsan kuwa axsaabta, culimaa’udiin, aqoonyahan iyo marti sharaf kale. Shirkadan oo […]


Continue reading …

Turjumid: Ibraahim Khadar Siciid Haween waqtigan dumarka adduunka ugu hantida badan oo maalka ay haystaan marka la isu geeyo dhan yahay $230 bilyan, ayaa la ogaaday in maalkan uu ka soo galay dhaxal ay ka heleen aabbayaashood amma rag ay guursadeen oo shirkado waaweyn lahaa. Waqtigan dadka ugu hantida  badan dunida badankoodu waa haween, sababtoo […]


Continue reading …

Khubaro ka tirsan Jaamacadda Stanford University oo ku taal Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa ku dhawaaqay in ay soo saareen daaawo, gaar ahaan kiniin lagu ogaanaayo dadka qabana xannuunka Kansarka. Kiniinkan, ayaa khubaradu shegeen in marka la liqsiiyo qofka kiniinkaas, dhiigiisana baadhitaan lagu sameeyo si fudud lagu ogaan karo. Cilmi-baadhistan waxa lagu ogaaday in […]


Continue reading …

Waxa turjumay: Cabdillaahi Beershiya Qaybta 10aad Facebook.com   Markii uu Mark uu soo gaadhay magaalada Palo Alto afar sanno ka hor muu haysan gaadhi gaadhsiiya gurigiisa amma shaqo uu qabto, si uu u helo wax uu ku noolaado. Si aannu sawirkani inoogu noqon mid mala awaal ah, Mark maanta waxa uu ka mid yahay dadka […]


Continue reading …

Waxa turjumay: Cabdillaahi Beershiya Qaybtii 9aad   Shirkadda Dell Sannadkii 1991-kiina, wuxuu isku dayey inuu ku iibiyo wax-soo-saarkiisa goobaha ganacsiga ee hoose, haseyeeshee tijaabadaas wuu ku fashilmay, khadalka kale ee uu galay waxa ka mid ah, inaanu shirkadiisa horumar weyn oo dhinaca wax-soo-saarka ah aanay ku tallaabsan 20-kii sanno ee ugu dambeeyey, kaliya qalabka uu […]


Continue reading …

Waxa turjumay: Cabdillaahi Beershiya Qaybtii 8aad Shirkadda Gilletfe Markay guulaysato calaamad ganacsi ee ay noqoto miday jecleedaan dhammaan dadka isticmaala qalabka ku soo baxa magacaas, waxa lagu tilmaama inay tahay guul la sheego tii ugu weynayd. Markasta oo aad maqasho magaca Gillette, waxaad si degdeg ah u xasuusanaysaa makiinadaha gadhka lagu xiirro ee ammaankooda la […]


Continue reading …

Waxa turjumay: Cabdillaahi Beershiya Qaybta 7aad Shirkadda Cocacola Kuma ayaa ku fikiray in maalin uun lagu arki doono dalka Maraykanka dhexdiisa qof dhalashadiisu aanay Maraykan ahayn in uu madax ka noqon doono shirkad ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn dalkan. Intaa waxa ka sii daran, yaa wali ku fikiray in qof maamulaayey mashruuc oo aan […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dirtay waddanka Maraykanka qoraal ay kaga codsanayso in aan la joojin lacagaha dadka muwaaddiniinta ah ka helaan eheladooda ku dhaqan gobolada kala duwan ee waddanka Maraykanka. Bangiyada dalka Maraykanka, ayaa si rasmi ah u joojiyey inay qabtaan, lana sii mariyo lacagaha loo diro Somaliland iyo Soomaaliya toddobaadkii hore, […]


Continue reading …
Page 1 of 212