Home » Archives by category » Fanka & Suugaan (Page 3)

Abwaan Hadraawi, ayaa telefiishanka HCTV uga warramay qaar ka mid ah heesaha jacaylka ah ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) halkan ka daawo Share This:


Continue reading …

Hees aad u Qiimo Badan oo ay codkeeda macaan ku qaadayso Sahra Halgan, midhaheedana uu leeyahay Abwaan Weedhsame. waa hees ka hadlaysa dhibaatada qabyaalada iyo khilaafka;   Share This:


Continue reading …

Share This:


Continue reading …

Waa hees cusub oo caawa soo baxday. Magaceedu waa CALOOl-XUMO. Codka fanaanka C/risaaq Anshax, laxanka iyo tumista muusiga fanaanka Cabdi Ismaaciil bayle. Waxa midhaheeda curiyey Sadiiq Burmad. Share This:


Continue reading …

Share This:


Continue reading …

Maansadan Xurmo Hooyo waxa curisay Yaasmiin Maxamed Kaahin, gaar ahaan waxay hal-abuurtay o1/April/2015, waana maanso si qoto dheer uga hadlaysa qiimaha hooyada, dhibaatada ugu dulqaadato korinta ubadkeeda. Waxaanay tusaysa qof kasta naxariista iyo wanaaga ku duugan hooyada. Anoo xab ahaa caloosha, Anoo xubin le’eg jidhkaaga, Anoo xidid kula wadaagay, Anoo xudduntaada quutay, Anoo cunto kaa […]


Continue reading …

Share This:


Continue reading …

Hees Macaan

No Comment

Share This:


Continue reading …

Waxa Heesta ku luuqaynaya Fanaaniinta Xidigaha Geeska ee Cabdi Hani iyo Yurub Geenyo. Midhaha heestan iska leh CabdiIsmaaciil (Qase), Laxankana Maxamed Siciid (BK), halka uu muusigana tumaayo Furinle. Share This:


Continue reading …

Waa mid ka mid ah suugaanta hodanka ah ee abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) kaga hadlay qiimaha iyo qaayaha hablaha Soomaaliyeed, kuwa Africa iyo guud ahaanba haweenweynaha dunida. Waxa ay soo baxday hilaaddii 1977-kii, xilli uu Abwaanku ku xidhnaa xabsiga Qansaxdheere oo uu muddo 5 sannadood ah ugu jiray dulmigii nidaamkii Maxamed Siyaad Barre. Dabayaaqadii […]


Continue reading …
Page 3 of 512345