Home » Archives by category » Fanka & Suugaan

Silsilada Shiinlayda ee uu Dhawaan Bilaabay Abwaan Sidiiq Maxamed Burmad

Hargeysa(MK)-Bisha February ee 20017 waxa bilaabantay silsilad “Shiileyda” loo bixiyey oo abwaanno da’ yar ka qaybgaleen. Silsiladan ayaa ka bilaabantay meerisyo kooban oo uu Abwaan Sidiiq Burmad kaga hadlay shirarka jaraa’id maalin walba, isagoo ku duray in aanay wax macno ah ku fadhiyin,  sidaa darteed waxay isu beddeshay silsilad maansooyin dhaadheer leh, kadib mari uu […]


Allaha U  naxariistee waxaa maanta galinkii Dambe ku geeriyooday Gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa fanaankii caanka ahaa ee Shay Mire Dacar.   Geeridda Fanaanka waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Walaalkii Caabi Mire Dacar oo isna ka mid ah fanaaniinta Soomaalida.Caabi Mire Dacar waxaa uu sheegay in muddooyinkii dambe uu Shay Mire Dacar uu xaalad Caafimaad […]


Continue reading …

Halkan ka daawo hees aad u muqaal qurux badan oo uu ku luuqaynaayo Fu’aad Cumar Cabdi (Fu’aad Cumar Yare). Heestan oo magaceeda la yidhaa Dawo iyo Malab muqaal aad u farsamo fiican waxa ku duubay Real Video, waxaana midhaheeda iska leh Yuusuf Shaacir.   Share This:


Continue reading …

Heesta Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey Ereyadii: Boobe Yuusuf Ducaale Calanyahow genkaagiyo, Boqol-guuradaadii, Rubuc baa guntamayoo, Gallad Eebbe weeyee, Guryo-samo barwaaqiyo, Guclo-orodkii dheeraa, Libin waxaan ku goostiyo, Guunyiyo dad waa negi,   Kooras   Guullaa abaalka leh, Da’-yartii gadooddiyo, Gadh-caddaa dagaallamay, Haweenkeenni geylamay, Guryo-noqod la mahadshaa, Geyi nabad ah lagu dagay,   Calanyahow  gu’gii hore, […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Abwaan Xasan Weedhsame oo gabay ku cabiray xaarada abaaraha ee ka dhacay geyiga Somaliland iyo sida loogu baahan yahay in la gurmado. halkan ka daawo gabaygaas oo warbixintiisa wata:   Share This:


Continue reading …

Share This:


Continue reading …

Maankaab-Gabaygan Lo’dibadeed Abwaan Cashuur waxa uu kaga hadlayaa waxyaabo badan oo dalka ka jira iyo xaaladdu wakhtigan sida ay tahay. Share This:


Continue reading …

Hees Cusub oo uu BK ku luuqaynaayo oo hadda la soo saaray, waa hees loo qaaday gabadh qurbaha ku nool, haddaba, heestan ka daawo halkan; Waa erayadii Cabdi ismaciil Siciid (Biso). Share This:


Continue reading …

Intaan geedo-xaadhkaba, Loo guran xamaamada, La gorfaynin xaajada, Aqoontaada xaadiri, U xiddigi abbaartoo, Xigmaddiyo daliilkiyo, Sii xulo caddeymaha.   Xagga kale ee dooddana, Xogogaal u sii noqo.   Xagjirnimadu waa ciil, Xanuun weeye halisee, Ka xoree garaadkoo, Xa xayirin awoodaha, Iyo xoogga garashada.   Guul soo-xareyntuna, Ha ahaato xaal go’an, Ku darsoo xisaabaha, In lagaa […]


Continue reading …

Fanaanka Maxamed Siciid BK ayaa soo saaray hees cusub oo lagu magacaabo Xayaad. Share This:


Continue reading …
Page 1 of 512345