Home » Archives by category » Dhacdooyin/Daraasaad (Page 99)

  Vienna (MK/W.Wararka)- Xayawaanka Eyda oo rabaayada  ku wanaagsan inta badan, waddamada reer galbeedkuna siyaabo badan uga faa’iidaystaan, ayaa khubaro ka tirsan Jaamacadda caafimaadka Xayawaanka ee Vienna sheegeen in ay kala saari karaan muqaalka wejiyada faraxsan iyo kuwa cadhaysan ee bina’aadamka. Khubaradan waxay sheegeen in Eydu ay leeyihiin awood cajiib ah oo ay ku kala […]


Continue reading …

Paris (MK/W.Wararka)-Qoysas laba ubad ah ugu dhasheen cusbitaal 20 sanno ka hor oo hooyooyin kale la siiyey, kadib markii ay isku khaldameen ubadkoodii, ayaa hadda dib u kala helay labadii carruur ahaa, iyagoo sidoo kalena mag-dhaw ahaan loo siiyey lacab £1.5 milyan oo ginniga  Ingiriiska ah. Ubadkan oo ahaa laba hablood, ayaa markii ay dhasheen […]


Continue reading …

Manchester (Maankaab/W.Wararka)- Maqaarka dadka dhinta amma maydka, ayaa khubaro caafimaad oo Ingiriiska ka tirsan sheegeen in ay dhawaan u isticmaali doonaan in lagu daaweeyo dhaawacyda sida boogaha, nabarada gubniinku sababo iyo waliba nabada jirdhka soo gaadha. Khubaradan waxay sheegeen in daawadan cusub loo isticmaalaayo in dhaawacdyada si fudud loogu daaweeyo, gaar ahaan kuwa aan daawoobin, […]


Continue reading …

London (MK/W.Wararka)-Wasiirro toban kor u dhaafay oo ka mid ah Golaha Wasiirrada dawladda Ingiriiska, ayaa lagu qabtay moobillo ay la galayeen shirkooda, kadib markii ay iska dhego mariyeen go’aan uu Ra’isa-wasaare David Cameron ka soo saaray in aan shirarka lala gelin telefoonnada gacanta uu ka cabsi qabo in lagu basaaso. Moobillada sida gaarka ah loo […]


Continue reading …

Bulshada Sucuudiga, gaar ahaan dhallinyarada ayaa waqtiyadan bilaabay tallaabooyin cusub oo aan hore loogu aqaanin dalkaas, sababtoo ah waxay iska beddelaan magacyadooda dhabta ah ee markay dhasheen loo bixiyey, waxaanay qataan magacyo macno wanaagsan ku fadhiya sida lagu daabacay wargeyska Al-Hayat. Badankoodu waxay magacyada u beddelaan in ay qataan magac taariikhi ku lammaan tahay amma […]


Continue reading …

New York (MNK/W.Wararka)- Muuqaalka wejigaagu wuxuu saameeyaa fikirka dadka kale ka qaataan, kuwaasoo ka go’aan gaadha marka ay ku arkeen sida shaqsiyadadadu tahay sida lagu ogaaday cilmi-baadhis cusub oo ay soo saareen khubaro ka u dhashay dalka Ingiriiska, kana tirsan Jaamacadda New York. Daraasad tan ka horreysay ayaa lagu tilmaamay in dadka wejiyadoodu sida V […]


Continue reading …

Singapore (MK)- Taaha amma oohinka uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho amma uu bukoodo, ayaa la ogaaday inuu hoos-u-dhigo xannuunka, maskaxdana ka hor istaago in ay tagaan farriimaha sheegaaya in qofkaas damqanaayo sida ay ay iftiimisay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Singapore. Cilmi-badhayaal hore waxay soo jeediyeen in taaha amma qaylada kala duwan […]


Continue reading …

Qaaradda Afrika waxay leedahay waxyaabo badan iyo dhaqano badan oo u gaara, kuwaas oo ay kaga duwan tahay qaaradaha kale. Qaaradani waxay ka mid tahay qaaradaha ugu khayraadka badan adduunka, isla markaana ugu macdanta iyo barwaaqada bada qaaradaha adduunka. Haddaba waxaynu ka soo qaadan doona qaar ka mid waxyaabaha ay ku gaarka tahay qaaradani, waana […]


Continue reading …

Qof kasta oo dunidan ku nool waa uu noqon karaa waxa uu maankiisa ku hayo, haddii uu dadaal dheeraad ah la yimaado. Dunida waxa soo maray haween kala duwan oo ku guulaystay himiladoodii, in kasta oo dadku carabkooda u badiyaan dumarka waxa saameeya dhaqanka iyo diinta ay leeyihiin, haddana waxa jirta haween badan oo dunida […]


Continue reading …

Hooyada ugu da’da weyn caalamka oo u dhalatay dalka Hindiya, taasoo 70 jirkeedii ku dhashay laba mataanno, ayaa sheegtay in ay aad u dhib badan tahay in 76 jir lagu koriyo ubad, isla markaana ay dareen farxad leh u samaynayso in da’daas ay ubad ku dhasho. Haweenaydan 76 jirka ah oo odaygeeduna 89 jir yahay, […]


Continue reading …