Home » Archives by category » Dhacdooyin/Daraasaad (Page 3)

Dadka aaminsan Hinduga waxa ay timaha isaga xiiraan cibaado ahaan, balse dadka ku cibaadaysta macbudada caanka ah ee Thiruthani Murugan iyo meelo badan oo Hindiya oo ay malaayiin qof isugu yimadaan waxa timaha la isaga xiira caafimaad ahaan. Laakiin, waxa ugu caansan ciid cibaadeedka Hindida eek a dhacda hoosta buuralayda galbeedka Chennai ee dalka Hindiya […]


Continue reading …

Saraakiisha Kastamka Madaarka Caalamiga ah ee Boqor Khaalid International Airport ee caasimada Sucuudiga, ayaa awood u yeeshay in ay qabtaan 11,000 kiniinada darooga ah (Captagon plls) oo lagu soo dhex qariyey moobilo (Tablets) loo diyaariyey in ay quraanka uun lagu barto. Agaasimaha Madaarka Boqor Khaalid, Mr. Maxamed Al-Aqeel, ayaa sheegay in hawlgalka saraakiisha kastamku ay […]


Continue reading …

Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Maraykanka, ayaa sheegay in hidde-sidayaashu ay door muhiim ah ka ciyaaraan amma go’aamiyaan sida qofku u soo jiidanayo kaneecada amma ay sababaan in kaneecadu dadka qaar qanniinto, qaarna aanay qaniinin. Daraasadan oo lagu daabacay jariirada PLoS One oo wargeyska Jamhuuriya soo xigtay, waxa ay sheegtay in ay jiraan caddaymo laga helay […]


Continue reading …

Washington (BBC/MK)- Lix bilood ayaa laga joogaa markii uu xafiiska la wareegay madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump, waxaannu xilalka ka eryey ama cadaadis dartii shaqada uga tagay masuuliyiintii ugu tirada badnaa ee laga caydhiyo xafiisyada ugu muhiimsan Aqalka Cad iyo guud ahaan dawladda Maraykanka muddo sannad ka yar. Xubnaha muhiimka ah ee xayndaabka maamulka Madaxweyne […]


Continue reading …

Saraakiisha Kastamka Madaarka Caalamiga ah ee Boqor Khaalid International Airport ee ku yaal caasimadda dalka Sucuudiga, ayaa awood u yeeshay in ay qabtaan 11,000 (kow iyo toban kun) oo kiniin darooga ah (Captagon plls), kaasoo lagu soo dhex qariyey moobilo (Tablets) loo diyaariyey in ay qur’aanka uun lagu barto. Agaasimaha Madaarka Boqor Khaalid, Mr. Maxamed […]


Continue reading …

Dadka u geeriyooda xannuunka AIDS-ka, ayaa kala badh hoos-u-dhac ku yimi tobbankii sanno ee u dambeeyey sida ay muujisay daraasad cusub. Tirada guud ee xannuunkan u dhimataa waxay hoos ugu dhacday hal milyan sannadkii la soo dhaafay, iyadoo 2005 ahayd dadka xannuunkan u dhintay 1.9 milyan qof sida lagu iftiimiyey warbixin ay si wada jir […]


Continue reading …

La qabatinka facebook iyo baraha kale ee bulshadu ku kulanto (social Media), ayaa noqday kuwo ay aad u adag tahay in la iska joojiyo, isla markanaa dhibaatadeeda leh sida lagu iftiimiyey mashruuc cilmi-baadhiseed ay khubaro Dutch ah wadeen, kuwaasoo ay ku baadhaayeen in bal dadku awood u leeyihiin in ay 99 maalmood joojin karaan isticmaalka […]


Continue reading …

Laba suxufi, ayaa ka mid ah in ka badan 200 qof oo loo haysto dambi ka dhan ah Madaxweyne Donald Trump, gaar ahaan maalintii caleemo saarkiisa, kuwaasoo si aan xad lahayn oo xidh xidhay. In kastoo waqtigaas ciidammada booliska oo aad u hubaysan darriiqyada xidheen, iskuna hareereeyeen mudaharadayaasha, ayaa haddana waxa la xidh xidhay suxufiyiin […]


Continue reading …

Dawladda Faransiiska, ayaa rikoodh cusub ka dhigtay dhinaca siyaasadda, kadib markii 577 xubnood ee Barlamaanka 233 ka mid ah ay haween noqdeen, iyadoo markii hore dalka rikoodhkaas haystaa ay barlamaankooda ka mid ahaan 155 xubnood oo haween ah. Rikoodhkan cusub ayaa dalka Barlamaanka ka dhigaaya dalka 17aad haweenka ugu badan barlamaankooda ku jiro, halka markii […]


Continue reading …

Inkastoo muddo badan la ogaa in basbaaska, gaar ahaan qajidu inaga caawiso in aan miisaanka jidhka hoos ugu dhigno, ayaa waqtigan waxa soo baxday cilmi-baadhis cusub oo lagu ogaaday in cuntada qajanada lagu darsadaa qofka ka caawiso inuu si fiican u dhergo, isla markaana aan miisaan jidhkiisa ku kordhin. Calooshu marka ay dheregto ee ay […]


Continue reading …