Home » Archives by category » Dhacdooyin/Daraasaad

Cilmi-baadhis Iftiimisay sida Shirkadaha Tubaakada soo Saara u Doonayaan in ay Muslimiinta Ku Fidiyaan Sigaarka

Shirkadaha sameeya tubaakada, ayaa soo qaaday dagaal ba’an oo ay ku dardargelinayaan in waddamada amma dadka Muslimiinta ah lagu dhiirigeliyo cabitaanka tubaakadaas, gaar ahaan haweenka sida ay iftiimisay daraasad cusub oo ay soo saareen khubaro Kanada u dhalatay. Daraasad lagu eegay shirkadaha tubaakada soo saaray dokumantiyadooda muddo tobannaan sanno ah diyaarinaayeen, kuwaasoo ay ka muuqatay […]


Jack Davis, waa 9 jir fasalkii afraad ee dugsiga hoose ku jira. Waxa aad uga heshay hay’adda cirbixiyeenka iyo hawada ee Maraykanka (NASA), kadib markii uu muujiyey dhiiranaan, kana dalbaday shaqo ka mid ah jagooyinka ugu sarsareeya ee saraakiisheedu qabtaan,  sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee CBS News. Wiilkan yar oo ku nool magaalada New […]


Continue reading …

Edinbrugh (MK/W.Wararka)- Baadhitaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey, ayaa lagu ogaaday suurtogalnimada in dahab la shiiday lagula dagaallami karo cudurka kansarka oo fara baas ku haya malaayiin qof oo daafadaha adduunka ku kala nool. Culimo saynis oo ka tirsan Jaamacadda Edinbrugh, Gobolka Scotland ee dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in dahabka loo adeegsan karo xakamaynta unugyada […]


Continue reading …

Delhi (MK/W.Wararka)- Lammaane ka tirsanaa booliska dalka Hindiya, ayaa shaqada lagaga eryey kadib markii lagu eedeeyey inay sheegeen been la yaab leh. Labada askari ee booliska dalka Hindiya ayaa shaqada laga eryey, kadib markii ay ka been sheegeen in ay fuuleen buurta adduunka ugu dheer ee Everest, iyadoo uu beentaasi ku qiray guddi baadhitaan oo […]


Continue reading …

Dadka aaminsan Hinduga waxa ay timaha isaga xiiraan cibaado ahaan, balse dadka ku cibaadaysta macbudada caanka ah ee Thiruthani Murugan iyo meelo badan oo Hindiya oo ay malaayiin qof isugu yimadaan waxa timaha la isaga xiira caafimaad ahaan. Laakiin, waxa ugu caansan ciid cibaadeedka Hindida eek a dhacda hoosta buuralayda galbeedka Chennai ee dalka Hindiya […]


Continue reading …

Saraakiisha Kastamka Madaarka Caalamiga ah ee Boqor Khaalid International Airport ee caasimada Sucuudiga, ayaa awood u yeeshay in ay qabtaan 11,000 kiniinada darooga ah (Captagon plls) oo lagu soo dhex qariyey moobilo (Tablets) loo diyaariyey in ay quraanka uun lagu barto. Agaasimaha Madaarka Boqor Khaalid, Mr. Maxamed Al-Aqeel, ayaa sheegay in hawlgalka saraakiisha kastamku ay […]


Continue reading …

Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Maraykanka, ayaa sheegay in hidde-sidayaashu ay door muhiim ah ka ciyaaraan amma go’aamiyaan sida qofku u soo jiidanayo kaneecada amma ay sababaan in kaneecadu dadka qaar qanniinto, qaarna aanay qaniinin. Daraasadan oo lagu daabacay jariirada PLoS One oo wargeyska Jamhuuriya soo xigtay, waxa ay sheegtay in ay jiraan caddaymo laga helay […]


Continue reading …

Washington (BBC/MK)- Lix bilood ayaa laga joogaa markii uu xafiiska la wareegay madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump, waxaannu xilalka ka eryey ama cadaadis dartii shaqada uga tagay masuuliyiintii ugu tirada badnaa ee laga caydhiyo xafiisyada ugu muhiimsan Aqalka Cad iyo guud ahaan dawladda Maraykanka muddo sannad ka yar. Xubnaha muhiimka ah ee xayndaabka maamulka Madaxweyne […]


Continue reading …

Saraakiisha Kastamka Madaarka Caalamiga ah ee Boqor Khaalid International Airport ee ku yaal caasimadda dalka Sucuudiga, ayaa awood u yeeshay in ay qabtaan 11,000 (kow iyo toban kun) oo kiniin darooga ah (Captagon plls), kaasoo lagu soo dhex qariyey moobilo (Tablets) loo diyaariyey in ay qur’aanka uun lagu barto. Agaasimaha Madaarka Boqor Khaalid, Mr. Maxamed […]


Continue reading …

Dadka u geeriyooda xannuunka AIDS-ka, ayaa kala badh hoos-u-dhac ku yimi tobbankii sanno ee u dambeeyey sida ay muujisay daraasad cusub. Tirada guud ee xannuunkan u dhimataa waxay hoos ugu dhacday hal milyan sannadkii la soo dhaafay, iyadoo 2005 ahayd dadka xannuunkan u dhintay 1.9 milyan qof sida lagu iftiimiyey warbixin ay si wada jir […]


Continue reading …
Page 1 of 99123Next ›Last »