Home » Archives by category » Caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka oo Shaaciyey Tirada Dadka uu Haleenay Xannuunka Shuban-biyoodka iyo Inta u Dhimatay

Burco (MK)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa iftiimiyey tirada dadka uu haleelay xannuunka Shuban-biyoodku iyo inta u dhimatay tan iyo markii uu ka dillaacay dalka muddo ilaa laba bilood ka hor ah. Wasiirka Caafimaadka Dr. Xaglo-toosiye oo isaga iyo Wasiirka Hawlaha Guud Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-marreexaan) oo kormeeray […]


Hargeysa (MK)- Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka xog-warrantay xaaladaha cudurka shubanka oo lagu arkay degaanno kala duwan oo ka mid ah dalka, waxaanay ka digtay in xannuunkaas lagu tilmaamo inuu yahay shuban-biyood, maadaama uu yahay shuban caadi ah. Sidaana waxa sheegay Dr. Axmed Saleebaan Jaamac (Shiine) oo ka mid ah saraakiisha Wasaaradda Caafimaadka oo […]


Continue reading …

Halkan ka dawo warbixin ku saabsan faa’iidada caafimaad ee laga helo filfisha Share This:


Continue reading …

Sida aynu ka wada warqabno waxa la soo sheegay in xanuunka jadeecada oo fiditaankiisu aad u fudud yahay lagu arkay meelo ka mid ah dalkeena gaar ahaan deeganada saaxil anigoo dareensan dhibatada xanuunka kashanayana aqoontayda cafimaadka waxaan jeclaystay inaan guud ahaan bulshada la wadaago maqaal ka hadlaya xanuunkan jadeecada   Jadeecadu waa mid ka mid […]


Continue reading …

Hargeysa (Jam)- Hay’adda waddaniga ah ee HYDA, ayaa tababar la xidhiidha kala korinta carruurta u qabatay 50 xubnood oo ka tirsan culimo Aw-diinka Somaliland, kaasoo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Hargeysa. Tababarka ay fulisay Hay’adda HYDA, isla markaana ay maalgelisay hay’adda caalamiga ah ee PSI, la soo gabagabeeyey maalintii Jimcaha ee toddobaadkan, kaasoo […]


Continue reading …

  Laba arday oo ka soo kala jeeda dalka Burkina Faso iyo Burundi, ayaa ku guulaystay in ay sameeyaan saabuun lagaga hortagi karaayo cudurka duumada amma Malaariyada oo ah cudurrada aadka u fida ee Qaarada Afrika dad badan ku sahayda, kaasoo Qaarada Afrika ku dilay 395,000 (Saddex boqol, san iyo sagaashan) qof sannadkii 2015 sida […]


Continue reading …

Dr. Haani Khaalid Caqaad oo ku xeeldheer culuunta caafimaadka maskaxda iyo neerfayaasha ayaa soo bandhigay talooyin uu sheegay in ay ishaaro u noqon karaa in uu dhiig maskaxda ku furan yahay, oo uu qofku khatar u yahay faalig, laakiin haddii markaas tallaabo la qaado laga badbaadin karo xaaladdaas dilaaga ah. Calaamadahan oo Dr. Hani sheegay […]


Continue reading …

Berbera (MK)- Olole baadhitaan caafimaad ah oo uu qaaday cusbitaalka guud ee magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, ayaa lagu ogaaday xannuun ku dhaca indhaha dadka oo haya qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalo-xeebeedaasi. Baadhintaankan oo uu sameeyey dhakhtar ku takhasusay indhaha oo ka mid ah dhakhaatiirta ka shaqeeya cusbitaalka guud ee Berbera, […]


Continue reading …

Hargeysa (MK)- Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inay ka go’an tahay sidii loo dabargayn lahaa dalka cudurka TB-da amma Qaaxada. Dr. Xaglo-toosiye oo hadal ka jeediyey xus magaalada Hargeysa loogu sameeyey maalinta la-dagaallanka qaaxada oo sannad kasta lagu qabto adduunka 24-ka March oo ku beegnayd Khamiistii shalay, waxa uu […]


Continue reading …

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa sheegtay in cinjirro badan oo uu ku jiro mushuruca carruurta wax lagu siiyo laga helay kiimiko dhalisa cudurka kansarka. Waxa kaloo xannuunkaas laga helay cinjirdhka Kondhomka loo yaqaan ee loo isticmaalo galmada.  Waxa kaloo hay’addu sheegtay in galoofiska ama gamco-gashiga loo isticmaalo goobaha caafimaadka, caagaga naqaska bukaanka laga siiyo, […]


Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »