Home » Archives by category » Arrimaha Bulshada

Maxaa loo dhaariyay weriyeyaasha?

Maxaa loo dhaariyay weriyeyaasha? Dooddii markay taariikhdu ahayd 19-10-2017 dhex martay musharraxiinta saddex xisbi qaran ee Somaliland ee u tartamaya madaxtinnimada dalka waxa iiga muuqatay arrin ugub ah oo aanan warbaahinta horay ugu arag hase ahaatee dooddan  aan ku dhex arkay. Waxa cusub ee iiga muuqday ayaa ah in weriyeyaashii doodda daadihinaayay la dhaariyay si […]


Halkan ka daawada waraysi uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Dr. Edna Aadan Ismaaciil kaga qaaday magaalada Oslo ee dalka Norway. Halkaas oo ay kaga qayb gashay shir caalami ahaa oo ku saabsanaa caafimaadka haweenka, isla markaana intii ay Norway ku sugnayd ay kulanno la yeelay madax ka mid ah dawladda Norwiijiga . Waraysigan uu […]


Continue reading …

  Qaybtii 4aad Markay Humbuqto ku soo baxeen ayuu Qummane foojignaan galay, durba bidhaan dad buu arkay, waa Buux oo dhinaca waddada u soo cararaya gacmahana kor u taagaya. Mar qudha ayaa jooji, jooji laga dhex yidhi baska gudihiisa, waa la joojiyey. Intay Qummane iyo Geeddi soo degayeen Cambarona tallaabaday soo qaadaysay iyada oo wax […]


Continue reading …

Qaybtii 1aad   Helitaanka iyo marin-u-helka caddaaladdu waa isir biyo-kama-dhacaan u ah nidaam kasta oo dimoqraaddi ah, Somalilandna waxa baahi badan loo qabaa ku baraarugsanaanta arrintaas, barashada shuruucda, garashada iyo ku kalsoonida hay’adaha ku lug yeesha ee ka shaqeeya.   Somaliland, waxa ka jira saddex nidaam oo shaqeeya, saamayna ku yeesha nolosha muwaadiniinta.   • […]


Continue reading …

  Qaybtii 3aad   CALI-SABIIX. Weli dadku way hurdaan, dad kooban oo salaadda u socda umbaa waddooyinka maraya, waa milay u wanaagsan oo ay Cambaro ku faraxsan tahay. Aqal uu leeyahay wiil ay isku jilib yihiin Buux oo Qummane garanayo ayey tageen. Wiilkan magaciisu waa Cali. Way garaaceen, haweenaydii guriga lagu qabay oo salaadda u […]


Continue reading …

Halkan ka dawo muxaadiro uu Sheekh Mustafe X. Ismaciil Haruun uu kaga hadlay hoggaamiyaha qeexitaankiisa, isagoo dhinaca aqoonta madiga iyo diiniga ah ba ku sharraxay cida hoggaamiyaha fiican ah; Share This:


Continue reading …

Seul (MK)-Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 3.4 magnitude oo ka dhacay gudaha xadka dalka Woqooyiga Kuuriya, ayaa sababay cabsi xooggan oo la soo derista dalalka aan cillaaqaadka la lahayn waddankaas, kuwaas oo moodayey in dhul-gariirkaasi yahay tijaabo nugliyeer ah oo uu mar kale sameeyey maamulka Woqooyiga Kuuriya. Dalalka Koonfurta Kuuriya, Japan (Jabaan) iyo wadammada kale ee xulafada […]


Continue reading …

90 jir basaas ah oo u dhashay dalka Waqooyiga Kuuriya, isla markaana laba jir Koonfurta Kuuriya ku xukumeen xukun dil ah, kadib markii ay ku heleen falal basaasnimo, ayaa dalbaday inuu ku noqday dawladda Pyongyang si uu halkaas ugu dhinto, halka uu kaga dhiman lahaa Koonfurta Kuuriya. Seo IOk-Ryol waxa uu soddon sannadood oo cimrigiisa […]


Continue reading …

Qaybintii 2aad.   Fasixii markuu berri oo kale kow u yahay ayuu caawa oo kale tareenka feedha ka raacay. Saqbadhkii ayuu Hadhagaala ka degey. Aroornimadiiba Xasna ayuu ku kallahay oo uu war dhan ka helay in Cambaro aad iyo aad u fiican tahay. Intii aan hadhimadii la gaadhin Xasna ayaa Cambaro ka war gelisay in […]


Continue reading …

“Hal-abuurnimada badan (Ingenuity) ee lacagta yar kubaxdo waxa ay ka faa’iido badan tahay, kharashaadka badan ee baxa ee aan hal-abuurnimada lahayn.” Arnold Bennett. Wejiyadooda waxa ka muuqday farxad. Qof kasta oo goobta joogay waxa aad moodaysay inuu u soo ciyaar-guday gaaf loo dhigay madi doobnimo ku raagay. Madasha bilicdeeda muddo aan yarayn baa hagaajinteeda loogu […]


Continue reading …
Page 1 of 212123Next ›Last »