Home » Archives by category » Aragtida Bulshada

Maanso: Alle ka Cabsi

Madamaa aynu nahay dad Muslim ah,waxaa fiican in aynu waxbadan iska wacdina waxna isaga sheegno khaladaadka faraha badan ee aynu galayno inta aynu Aduunka joogno, iyo inaga oo markasta ilaabayna ama hilmaansanba in ay Jirto Aakhiro iyo xisaabtii Alleh in ay danbayso. Maansadan la magac maxday Alla ka cabsi,waxaa tiriyey Abwankeenii waynaa ee qaaliga ahaa […]


Warbaahiye ayaa waxa ka soconayay barnamij faqriga ku saabsan oo dadwaynuhu si toos ah uga qayb gelayeen. Haweenay ayaa markan soo wacday,  dhalalam-dhalalalam. ‘helo, magacaaga, halka aad ka soo hadlayso iyo aragtidaada oo kooban na la wadaag , fadlan” ayuu weriyihii waydiiyay. Haweenaydu fikrad inay cid la wadaagto umay soo wicine, fursad ay dadawaynaha ugu […]


Continue reading …

When Jama Muse Jama announced ten years ago that he is holding a Book Fair in Hargeisa. I vividly remember people talking about it and each one giving a different explanation about what the book fair would be. Some said he was selling books, some assumed books would be distributed to people for free, others […]


Continue reading …

Ereyga ‘Haasaawe’ waa erey dhaqan ahaan dadkeenii hore adeegsan jireen kuna jirta maahmaaheena saddexleyda ah. Waxa ay ku maahmaahi jireen saddex lama raaco. Saddexda waxa ku jirtey ‘Ma haasaawe’. Ma haasaawe waa ruuxa marka madal la wada joogo ama si hadalku iskugu kiin darsamo aan hadlin. Waa ruux agnaan ah oo codkarnimo hadal aan lahayn. […]


Continue reading …

Quruxdu waa walax la isku raacsan yahay in ay jirto, balse aan la isku waafaqsanayn waxa ay tahay iyo sida ay tahay midna, wax qeexitaan ahna aan lahayn! Ma laha meel loogu soo hagaago, mana laha goob kulmisa. Ma jiro shay ay dadka oo dhani isku raacsan yihiin inuu qurux badan yahay, mana jiro shay […]


Continue reading …

W/Q: Khadar Ibrahim Aar Xamar waxa ay wakhtiyada qaar ahaan jirtay Caasimad iyo magaalo ay Soomali oo dhammi ay wada dhisteen isla markaana ay wada maal gashadeen,waxa ay ahayd magaalo dawladii Kacaanku ay nolosha dadka Soomalida oo dhan ay kusoo ururisay. Xamar la’aanteed wakhtigii kacaanka nololi may jirin,taas macnaheedu maaha in aanay jirin dalka meelkale […]


Continue reading …

Cumar Axmed Cali Markasta  oo  ay doorasho  soo  dhawaato qabyaaladuna  sare ayay u kacdaa Bulshaduna  way kala fogaataa, qaska iyo jaah-wareerkuna wuu bataa, sababtuna  waxa weeyaan dadka reer S/land oo aan wali u  bislaan nidaamka  doorashooyinka xorta ah. Inkasta oo aan laysku raacsanayn in  nidaamkan aynu qaadanay   yahay kii ugu haboonaa ee ay bulshadeenu u […]


Continue reading …

Deeqdu Badanaa Xalka Maaha! “Charity is not Always the Answer” Buugga la yidhaa ‘Yagleelida Dunida Saboolnimada ka Madhan’ (Creating a World Without Poverty) ee uu qoray Muhammad Yunus oo ah buug waxyaabo badan oo qiimo badan ka hadla, waxa uu qoraagu ku abbaaray hannaanka ganacsi ee bulshada eek u salaysan aragti suuqa xorta ah ee […]


Continue reading …

Qore: Khaalid Foodhaadhi Waxay ahayd subaxnimadii maalinkii salaasada ee afartii bishan July, kaddib markii aniga iyo koox suxufiyiin ah aanu safar aqoon korodhsi ah ugu baxnay tuulada Xaraf ee duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa. Safarka oo ay nagu wehelinayeen macallimiin u dhalatay dalka Jarmalka kana socotay Telefishanka DW News ee fadhigiisu yahay dalkaasi jarmalka oo […]


Continue reading …

 (WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Yuusuf-Shaacir”) Qabyaalad iyo jeeroo la naco qaadkan lagu waashay Qasti jeeray wada yeelatoo qawlka ku heshiiso Qabyo weeye Soomaaliyeey qiiradaadaniye 14kii June 2017 shirkadda daabacaadda ee Sagaljet waxay iigu deeqday nuqul ka mid ah Diiwaanka Maansada Timacadde ee uu qoray Boobe Yuusuf Ducaale oo dhawaan soo baxay.  Sidaan filayo, dhawaan ayaa […]


Continue reading …
Page 1 of 77123Next ›Last »