About us

Shabakada Arimaha Bulshada iyo Dhacdooyinka Caalamka ee Maankaab

 

Shabakadan waa mareeg  shacabka Somaaliyeed u soo gudbisa arrimaha bulshada sida ganacsiga, arrimaha dhaqan-dhaqaale, caafimaadka, caddaaladda amma shuruucda, dhacdooyinka caalamka ku cusub, gargaarka bina’aadamino fanka iyo suugaanta.

Aragtida Fog

Waxa noo bartilmaameed ah in aan bulshada Somaaliyeed ku hoggaamino horumar, dhaqaale, aqoon, kana jeedino siyaasadda aan fayoobayn amma caafimaad qabin, una jeedino dhinaca arrimaha bulshada iyo in la helo warbaahin wax ka qorta arrimaha bulshada iyo baahiyaadka aasaasiga ah.

Mabaadiida Guud

Mabaadiida guud ee mareegtu waa;

  • Dheeli tirnaan
  • Sugnaan
  • Run sheegid
  • Midnimo
  • Caddaalad
  • Ilaalinta iyo dhiirigelinta  Xuquuqal-insaanka

 

Mission

We us media broadcast and post to the Somali community where ever they are; social affairs such as business,  cultural, economic, health, justice or  legal affairs,  humanitarian reports, Entertainment events, literature and arts and also knowledge.

Vision

Our target and vision is to get Somali society whose aims to reach development, economic growth, good education system and we went to focus matters of social affairs. Our great vision is to get media empire which covers fundamental right and needs of Somali society;

Principle

Our principles mainly are:

  • Balance
  • Accuracy
  • Truthfulness
  • Integrity
  • Fair and Just
  • Human Right
  • Protection and promotion of human right

 

 


Share This: