MAANKAAB.COM - Hoyga Arrimaha Bulshada

Daawo: Wiil Ku Nool Hargeysa ah Oo Bacaha iyo waxyaabaha Jilicsan Ka sameeya Kabaha

Hargeysa (MK)- Halkan ka daawo warbixin laga diyaariyey wiil hal abuur ganacsi oo cusub la yimi, kaasoo bacaha iyo waxyaabaha hadhaaga ah ee jilicsan ka sameeya kabaha.


Khaalid Foodhaadhi
Reporter: Goobjoog TV
Hargeysa, Somaliland.


Share This:

Ka Dhiibo Fekerkaaga

xulashada