MAANKAAB.COM - Hoyga Arrimaha Bulshada

Daawo: Fallanqayn Sharci oo ku Saabsan Golaha Wakiillada Somaliland

Halkan ka dawo fallanqayn sharci oo ku saabsan  taariikhda Golaha Wakiillada Somaliland, caqabadaha kala duwan ee uu soo maray, sharciyada uu ansixiyey iyo hannaanka  shirguddoonkooda loo doorto.

Suxufi Maxamed Baashe Xaaji Xasan, ayaa barnaamijka Naqaysiga Wararka Toddobaadka waxa uu ku warraystay Garyaqaan Ibraahim Khadar Siciid  oo ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Caddaaladda iyo Garyaqaan Cabdirisaaq Siciid oo ah Ku-xigeenka Hormoodka Kulliyada Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa.


Share This:

Ka Dhiibo Fekerkaaga

xulashada