MAANKAAB.COM - Hoyga Arrimaha Bulshada

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo Maandooriye Isbiirto ah ku Wareejisay Dhakhtarka Wey nee Hargeysa

Hargeysa (MK)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa maandooriye Isbiirto ah oo dhan 124 litir _ku wareejisay cusbitaalka guud ee Hargeysa, kadib markii lagu soo qabqabtay, xukunno kala duwana lagu riday dad maandooriye ahaan uga ganacsanaayey.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Garsoore Axmed Ismaciil Dalmar oo warbaahinta u xaqiijiyey sababta loogu wareejiyey cusbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa sheegay in dhaymo ahaan dhakhaatiirtu u isticmaali doonaan isbiirtadan.

Halkan ka daawo


Share This:

Ka Dhiibo Fekerkaaga

xulashada