MAANKAAB.COM - Hoyga Arrimaha Bulshada

LIVE:Carwada Buugaagta Hargeysa oo Caasimadda Somaliland Ka Bilaaban tay.

Warbaahinta Maankaab- waxay si toos ah idiinku soo gudbin doontaa Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta oo 23-7-2016 ka furmay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Warbaahinta Maankaab Todobaadka uu socdo Bandhigan Buugaagtu waxa uu si toos ah idiinkus oo gudbin doonaa Bandhigaas.

Maankaab

Maankaab1@gmail.com

Hargeysa,Somaliland.


Share This:

Ka Dhiibo Fekerkaaga

xulashada