MAANKAAB.COM - Hoyga Arrimaha Bulshada

Hees: Dawo & Malab

Halkan ka daawo hees aad u muqaal qurux badan oo uu ku luuqaynaayo Fu’aad Cumar Cabdi (Fu’aad Cumar Yare). Heestan oo magaceeda la yidhaa Dawo iyo Malab muqaal aad u farsamo fiican waxa ku duubay Real Video, waxaana midhaheeda iska leh Yuusuf Shaacir.

 


Share This:

Ka Dhiibo Fekerkaaga

xulashada