MAANKAAB.COM - Hoyga Arrimaha Bulshada

Somaliland:Dadka Qabatimay Xanuunka TBda oo Helay Xarun Lagu Xanaaneeyo

Hargeisa(MK)-Waxa markii ugu horeysya waadh lagu daryeelo helay dadka qabatimay xanuunka TB-da ,wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa xadhiga ka jaray xaruntan cusub ee lagu daawayn doono dadka la qabatimay xanuunka TB-da .Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglotiisiye oo xaruntaasi furey ayaa sheegay inay heli doonaan meel lagu daryeelo dadka qabatimay xanuunka TB-da

Maankaab/Hargeisa

Maankaab1@gmail.com


Share This:

Ka Dhiibo Fekerkaaga

xulashada