Arrimaha Bulshada

Somaliland: Xukuumadda oo Sheegtay in ay Wax ka Qabanayso Cabashooyinka Dadweynaha ee Taawarrada Isgaadhsiinta

Hargeysa (MK)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horreysay sheegtay inay wax ka qaban doonto cabashooyinka dadweynuhu ka muujiyeen taawarrada shirkadaha isgaadhsiintu isticmaalaan ee ku yaal gudaha magaalooyinka waaweyn ee dalka, gaar ahaan caasimadda Hargeysa…

‘Cibaado iyo Camal Suubban ayaa la Innooga Baahan Yahay, Dardaarankuna waa inta la Noolyahay oo Haddii…’

Hargeysa (MK)- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan dhallinyarada ka codsaday inay ku dedaalaan inay la yimaaddaan acmaal suubban oo ay ifka iyo aakhiraba ku liibaanaan. Abwaan Hadraawi…

Wasiirka Khaarajiga oo soo Bandhigay Dhibaatooyinka Caqabadda ku ah Horumarka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland

Hargeysa (MK)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay dhibaatooyinka kala duwan ee hortaagan, isla markaana caqabad ku ah in horumar laga gaadho ganacsiga iyo maalgashiga…

Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Iftiimiyey in Shaqo La’aantu Sababtay Dambiyo Casri ah oo Dalka ku Badanaya

Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in ay jiraan caqabado badan haysta shaqaalaha dawladda iyo kuwa gaarka ah, kuwaasoo loo baahan yahay in xal degdeg ah laga…

Aabihii Fanka ee Bariga & Galbeedka, Al-Zaryaab (Xogta Dahsoon)

Waxa uu ahaa mid ka mid ah dadka maanta loo yaqaano educators ama aqoonyahanada kaas oo ilbaxnimadii Islaamka iyo tii bariga caalamka u qaaday oo u raray dhanka dawladii Andulis, ka dibna ay sii wada…

Sababmay Oradyahannada ka soo Jeeda Bariga Afrika sida Mo Farah ay Guulaha uga soo Hooyaan Oradada Dhaadheer?

Tartanada oradka amma maratoonka waxa kaalmaha hore ka gala inta badan oradyahano asal ahaan ka soo jeeda Geeska Afrika sida Soomaaliya/Somaliland, Itoobiya iyo Kenya, waxaanay urursadaan dhammaan biladaha dahabka ah ee oradka masaafada dheer lagu…

Qiyaasaha Ciyaaraha Olympica da, (Xogta Dahsoon)

Olympicadu waa ciyaaraha ugu shacbiyada badan caalamka oo dhan, waxana ugu yaraan ku tartama ilaa 10500 ciyaaryahan, kuwaasoo u halgama ku guulaysiga sadexda bilood ee lagu bixinayo tartanada ciyaaraha kala duwan ee olympicada oo ka…

La Qabsashada Kitaabka Alle iyo Sunaha Rasuulka (NNKHA)

Halkan ka daawo muxaadiro qiimo badan oo dhawaan Sheekh Maxamed Cumar Dirir uu kaga hadlay la qabsashada Kitaabka Alle iyo Sunaha Rasuulka (NNKHA) Share This:…

DAAWO: Maxaynu Taleefoonka Ugu jawaabnaa Kelmada ‘Halow’

Baranaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku eegaynaa sababta aynu taleefoonada ugaga jawaabno kelmada ‘Halow’. Share This:…

Hay’adda al Nour Charity oo Furtay Xarun Lagu Daryeelayo Carruurta Dhimirka Wax ka Qabta iyo Naafada

Hargeysa (MK)- Hay’adda al Noour Charity Foundation, ayaa xarun lagu xannaanaynay carruuraha baahiyaha khaaska ah qaba (special needs) ka furtay xaafadda Masalaha ee magaalada Hargeysa. Xafladda furitaanka waxa ka qaybgaleen  masuuliyiin tirro badan oo ay…

DAAWO: Ninka Ugu Madaxa Weyn, Ka ugu Cagta Weyn, iyo Gabadha ugu Timaha Dheer

Barnaamijkeena waxaynu ku fallanqaynaynaa dadka ugu xubnaha waaweyn caalamka, waxana ugu horeeya ninka ugu madaxa weyn dadweynaha caalamka Share This:…

Muxaadaro Cusub: Qabsashada Kitaabka Alle Iyo Sunaha Rasuulka (SCW)

 Hargeysa (MK)-Muxaadaradan cusub oo Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir kaga hadlayo “Qabsashada Kitaabka Alle Iyo Sunaha Rasuulka (SCW): Share This:…

DAAWO: Lacagta La kala siistay Ciyaaryahan Pogba Maxay Kaloo goyn Lahayd?

Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo…

Tartankii Orodka Hargeysa: Ciyaartoyga ku Guulaystay Kaalmaha ugu Horreeya iyo Nooca Abaalmarinno la Siiyey

Hargeysa (MK)-Tartan dhinaca orodka ah oo lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka (‘Internationla World Youth Day), ayaa lagu qabtay caasimadda Hargeysa ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland.  orod ah oo dhererkiisu yahay 5km oo ay…

Qaramada Midoobay oo Ansixiyey in Ciidammo Nabad Ilaalin ah la Geeyo Koonfurta Suudaan

Jubba (MK/W.Wararka)- Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyey in dalka Koonfurta Suudaan la geeyo 4,000 ciidammo nabad ilaalin ah oo si fiican u hubaysan, kadib markii laga baqay in dagaalku dib ugu noqdo xaalad adag,…

More Arrimaha Bulshada

Dhacdooyin/Daraasaad

xulashada